Ra'iisulwasaaraha Turkiga wuxuu u hanjabay DFKG , kadib falkii Turkish Aiwary lagula kacay
20 May 2012 17:17Ra'iisulwasaaraha Turkiga wuxuu u hanjabay DFKG , kadib falkii Turkish Aiwary lagula kacay

Falalkii shirqoolka huwanaa ee lagula kacay diyaarada Turkish Airlines ayaa dacwadoodu gaartay xaf [ ... ]

Haweeney lunsatay 350,000 Dolar oo la baadi goobayo
20 May 2012 16:56Haweeney lunsatay 350,000 Dolar oo la baadi goobayo

Ciidamada sirta iyo kuwa booliska ee DKMG Soomaaliya iyo maleeshiyaad madax bannaan ayaa siyaabo a [ ... ]

Saxiixayaasha Roadmap-ka waxay ku kulmayaan Adiss
19 May 2012 16:13

Shirkan oo ah mid qabsoomiddiisa horay loo qorsheeyey waxaa ujeedooyinkiisa iyo waxyaabaha looga h [ ... ]

Maamulka Garoonka Adan Cadde Airport wuu beeniyay inay is hortaageen Diyaaradda Turkish Airways
19 May 2012 16:05Maamulka Garoonka Adan Cadde Airport wuu beeniyay inay is hortaageen Diyaaradda Turkish Airways

Injineer Cali Max’ud Ibraahim oo ah Madaxa Saadaasha Hawada ee Garoonka diyaaradaha ee Magaalada [ ... ]

Khilaaf ka taagan qaabka loo ansixinayo Dastuurka Qabyada ah
18 May 2012 10:58

Wasiirka Warfaafinta DFKMG Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn) ayaa sheegay in aan Dastuurka qa [ ... ]

Dayuurad Turkish Airlines oo awoodi weydey inay ku soo degto garoonka Muqdisho
17 May 2012 14:13

Dayuuradan oo sidey dad gaaraya 150 ruux oo isugu jira ajaaniib iyo Soomaali ayaa ka soo kicitinta [ ... ]

Hogaamiyaha Shabaab mise Shaqsi Kale
16 May 2012 15:21Hogaamiyaha Shabaab mise Shaqsi Kale

Shuuke C/raxmaan Odawaa oo horay uga soo goostay Ururkii Xisbul Islaam ayaa cabasho ka muujiyay sa [ ... ]

Xusuusta 15-ka May
15 May 2012 13:24Xusuusta 15-ka May


Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in lag [ ... ]

Warar kale

In ka badan 20 Ruux oo tahriibayaal Soomaaliyeed ah ayey Ciidamadda xuduudaha ee dalka sacuudiga toogasho aanan loo meel dayin ku laayeen dhalinyaradaasi Soomaaliyeed oo dalka sacuudiga ku galayay si tahriib ah, iyagoo ka talabayay xuduuda u dhaxeeysa Sacuudiga iyo dalka Yemen.

Dhalinyaradaan oo ay  ciidammada Sacuudiga laayeen ayaa waxaay ka tageen gudaha dalka yemen waxayna damacsanaayeen inay ka soo xoogsadaan dalka sacuudiga oo ay maciin bideen balse nasiib daro waxaay ciidamadda arxanlaawayaasha ah ee dalkaasi kalakulmeen geeri xilli ay ka tallaabayeen xadka Yemen uu la wadaago dalkaasi.

Dhalinyaradaasi gaareysa 20 ruux ee ay toogashada ku dileen ciidammada dalka Sacuudiga ayaa dhammaantood waxa ay ahaayeen Soomaali dooneysay in ay si Tahariib ah ku galaan dalkaasi, xilli ay ka gudbayeen xadka uu Yemen uu la wadaago koonfurta dalka Sucuudiga, iyadoo meydadka qaarkood lagu haayo xiligaan Isbitaallada Koonfurta dalkaasi Sacuudiga.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfurta Sacuudiga Cali Jeyte Geeseey oo u waramayay Idaacadda VOA-da laanteeda Afka-Soomaaliga ayaa sheegay in ay helleen qaar ka mid ah magacyada dadka Soomaaliyeed ee ay meydadkoodu yaallaan dalka Sacuudiga.

Waxa uu tilmaamay in meydad aan magacyadooda la hellin  weli  ay ku jiraan Qaboojiyayaasha, isagoo xusay in ay baarintaanno ay ku  hayaan sidii ay u helli lahaayeen magacyada iyo Dukumindiyada dadkaasi iyo sababaha  ay  ugu jiraan Qaboojiyayaasha dalka Sacuudiga.

Add comment


Security code
Refresh

Maqaallo

Xusuusta 15-ka May

Xusuusta 15-ka May

15-05-2012

Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in laga dhigo diinta islaamka Munaasabada sannadguurada 69aad ee ka...

Weather

Weather in  Mogadishu Somalia

Current Forecast
Mon, 21 May 2012 1:58 am EAT
Clear
27°C
High: 31°C
Low: 26°C
Sunrise  6:14 am
Sunset 6:19 pm
Wind: 9.66 kmh
Humidity: 65 %
Visibility: 9.99 km
Barometer: 982.05 mb
STEADY
 
Tommorow
 22 May 2012
Scattered Thunderstorms
 
29°C / 26°C

Warar Bille

May 2012
Sat Sun Mon Tue Wed Thu Fri
28 29 30 1 2 3 4
5 6 7 8 9 10 11
12 13 14 15 16 17 18
19 20 21 22 23 24 25
26 27 28 29 30 31 1

TV

  

  

  

Al ALAM TV