Ra'iisulwasaaraha Turkiga wuxuu u hanjabay DFKG , kadib falkii Turkish Aiwary lagula kacay
20 May 2012 17:17Ra'iisulwasaaraha Turkiga wuxuu u hanjabay DFKG , kadib falkii Turkish Aiwary lagula kacay

Falalkii shirqoolka huwanaa ee lagula kacay diyaarada Turkish Airlines ayaa dacwadoodu gaartay xaf [ ... ]

Haweeney lunsatay 350,000 Dolar oo la baadi goobayo
20 May 2012 16:56Haweeney lunsatay 350,000 Dolar oo la baadi goobayo

Ciidamada sirta iyo kuwa booliska ee DKMG Soomaaliya iyo maleeshiyaad madax bannaan ayaa siyaabo a [ ... ]

Saxiixayaasha Roadmap-ka waxay ku kulmayaan Adiss
19 May 2012 16:13

Shirkan oo ah mid qabsoomiddiisa horay loo qorsheeyey waxaa ujeedooyinkiisa iyo waxyaabaha looga h [ ... ]

Maamulka Garoonka Adan Cadde Airport wuu beeniyay inay is hortaageen Diyaaradda Turkish Airways
19 May 2012 16:05Maamulka Garoonka Adan Cadde Airport wuu beeniyay inay is hortaageen Diyaaradda Turkish Airways

Injineer Cali Max’ud Ibraahim oo ah Madaxa Saadaasha Hawada ee Garoonka diyaaradaha ee Magaalada [ ... ]

Khilaaf ka taagan qaabka loo ansixinayo Dastuurka Qabyada ah
18 May 2012 10:58

Wasiirka Warfaafinta DFKMG Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn) ayaa sheegay in aan Dastuurka qa [ ... ]

Dayuurad Turkish Airlines oo awoodi weydey inay ku soo degto garoonka Muqdisho
17 May 2012 14:13

Dayuuradan oo sidey dad gaaraya 150 ruux oo isugu jira ajaaniib iyo Soomaali ayaa ka soo kicitinta [ ... ]

Hogaamiyaha Shabaab mise Shaqsi Kale
16 May 2012 15:21Hogaamiyaha Shabaab mise Shaqsi Kale

Shuuke C/raxmaan Odawaa oo horay uga soo goostay Ururkii Xisbul Islaam ayaa cabasho ka muujiyay sa [ ... ]

Xusuusta 15-ka May
15 May 2012 13:24Xusuusta 15-ka May


Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in lag [ ... ]

Warar kale

Afhayeenka dowladda Ethiopia Bereket Simon ayaa waxa uu sheegay inay gacanta ku dhigeen Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan halkasi oo uu sheegey inay dagaal kaga saareen Xarakada Al Shabaab.

 

Bereket Simon ayaa waxa uu tilmaamay in dagaalka ay ku qaadeen magaalada Baladweyne ay ku wehlinayeen ciidamada dowladda KMG Soomaaliya, isagoo hoosta ka xariiqay in ay qasaaro balaaran ay gaarsiiyeen Ururka Al Shabaab.

 

“Waxaan Al Shabaab gaarsiiney qasaaro aad u baahsan taasi oo soo dadajisay in ay ka baxaan Magaalada, anaga dhankeena waxsidaa u buuran nama soo gaarin balse waxaan ku xaqiijinayaa inay jiraan qasaaro” sidaa waxa yiri Afhayeenka Dowladda Ethiopia Bereket Simon.

 

Dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa ay horayba u qirtay inay dagaalka ay ku qabsatay magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ay taageero buuxa  ka heleen ciidamada dowladda Ethiopia.        

Add comment


Security code
Refresh

Maqaallo

Xusuusta 15-ka May

Xusuusta 15-ka May

15-05-2012

Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in laga dhigo diinta islaamka Munaasabada sannadguurada 69aad ee ka...

Weather

Weather in  Mogadishu Somalia

Current Forecast
Mon, 21 May 2012 1:58 am EAT
Clear
27°C
High: 31°C
Low: 26°C
Sunrise  6:14 am
Sunset 6:19 pm
Wind: 9.66 kmh
Humidity: 65 %
Visibility: 9.99 km
Barometer: 982.05 mb
STEADY
 
Tommorow
 22 May 2012
Scattered Thunderstorms
 
29°C / 26°C

Warar Bille

May 2012
Sat Sun Mon Tue Wed Thu Fri
28 29 30 1 2 3 4
5 6 7 8 9 10 11
12 13 14 15 16 17 18
19 20 21 22 23 24 25
26 27 28 29 30 31 1

TV

  

  

  

Al ALAM TV