Falalkii shirqoolka huwanaa ee lagula kacay diyaarada Turkish Airlines ayaa dacwadoodu gaartay xaf [ ... ]
Ciidamada sirta iyo kuwa booliska ee DKMG Soomaaliya iyo maleeshiyaad madax bannaan ayaa siyaabo a [ ... ]
Shirkan oo ah mid qabsoomiddiisa horay loo qorsheeyey waxaa ujeedooyinkiisa iyo waxyaabaha looga h [ ... ]
Injineer Cali Max’ud Ibraahim oo ah Madaxa Saadaasha Hawada ee Garoonka diyaaradaha ee Magaalada [ ... ]
Wasiirka Warfaafinta DFKMG Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn) ayaa sheegay in aan Dastuurka qa [ ... ]
Dayuuradan oo sidey dad gaaraya 150 ruux oo isugu jira ajaaniib iyo Soomaali ayaa ka soo kicitinta [ ... ]
Shuuke C/raxmaan Odawaa oo horay uga soo goostay Ururkii Xisbul Islaam ayaa cabasho ka muujiyay sa [ ... ]
Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in lag [ ... ]
- Duqeyn loo geystay Villa Somaliya
- 100-Maxaabiis laga sii daayay xabsi ku yaala Tanzania
- Sheikh Shariif waxa looga yeeray golaha amaanka ee Q.M
- Fatahaada uu sameeyay Webiga Shabelle
- Dad Safar ahaa ayaa lagu laayay Degmada Warsheekh
- Ciidamo gaaray ilaa Kun Askari ayaa soo gaaray Baled Xaawo
- Dhibaatada Xawaaladleyda Somalida Mareynka heysato
- Shacab iyo ciidamada DFKG oo ku dagaalamay Suuqa Bakaaraha
- Ciidamada DKFG oo ku dagaalamay Muqdisho
- Majmaca Culimada Soomaaliya wuxuu shaaciyay Mudaaharaad ka dhan Dastuurka cusub
- Qoys ku la'day Madfac ku habsaday
- Turkiga oo Ardayda Soomaaliyeed ee Sudan u dhisay hooy ay ku noolaadaan

Sida uu sheegay Madaxa booliska Tanzania Adolphina Chialo, 20 ruux oo Tahriibayaal Soomaali ah ayaa ku geeriyootay dalkaaasi xilli ay ku safrayeen gudaha dalkaasi.
Adolphina Chialo ayaa waxaa uu sheegay in dadka geeriyooday ee Soomaalida ah ay kala yihiin 17- rag iyo 3-dumar kuwaasi oo la tilmaamay inay ku geeriyooday gaari nuuca qaada Kontoorar ah oo ay saarnaayeen kadib markii ay naqaska ku dhagay.
Madaxa booliska ee dowladda Tanzania ayaa waxaa uu intaasi ku daray in dadkaasi ay geeriyoodeen xilli ay marayeen gobol lagu magacaabo Morogoro oo Caasimadda dalka Tanzania u jira 200-KM.
Booliska dalka Tanzina ayaa lagu soo waramayaa in sidoo kale ay xireen 14-Muwaadiniin oo Soomaali ah kuwaasi oo lagu eedeeyay in dalkaasi ay ku galeen qaab tahriib ah.
Muwaadiniin farabadan oo Soomaali ah ayaa naftoodu ku waayay Tahriib xilli ay ku wajahnaayeen dalal ka nabdoon Soomaaliya maadaama ay u dulqaadan waayeen dhibaatooyinka ka taagan Soomaaliya, iyadoo ay xusid mudantahay in wali ay jiraan Tahriibayaal Soomaali ah oo usii baqoolaya wadamada Caalamka.
Maqaallo
Xusuusta 15-ka May

15-05-2012
Halgame Boolaay oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo,dastuurka dalka lagu dhaqaayana in laga dhigo diinta islaamka Munaasabada sannadguurada 69aad ee ka...
17-ka April Maalinta Dhirta Soomaaliya
WALAALAYAAL ,SAAXIIBBAYAAL, maanta waa 17kii April,waana maalintii Dhirta looga dabbaaldegi jirey Dalka Soomaaliya oo dhan muddadii kacaankii soomaaliyeed jirey. Ilaalinta…
Maxay tahay Sababta ka Dambeysa in Tacaddi loogu Geysto Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah dalka Soomaaliya Gudihiisa
In dad Soomaali ah oo Diinta ka baxay ay Masaajid gudihii kula saxaroodaan Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, waa arin cusub…
Shirqoolka iyo dabinka cadawgu u dhigay Soomaaliya
Sida qaalibka ah hagardaamooyinka aadanuhu isu dhigo waa noocyo badan yihiin waxayna ka dhacaan inta u dhaxaysa min dadka caadiga…
Xadgudubka Kenya iyo xasuuqa umadda!
Kob walba kaliila ayaa dhacaysa, kaar iyo aadaar ayaa dhan walba is haysta, kur go’an, kalxan jaban, kab shiilan, kor…
Maqaallo
Muxuu salka ku hayaa khilaafaadka ka dhexjira Barlamaanka Soomaaliya
Aqristoow waxaa su,aal mudan in leysweydiiyo waxa keena qilaafka markasta oo lagu hamiyo in horay Dowladu u socoto ama lasoo…



