Magacyada Tahriibeyaashii la la'aa iyo kuwa geeriyooday.
Safaarada Soomaaliya ee wadanka Liibya ayaa maanta shaacisay magacyada 3o ruux oo ka mid ahaa tahr...
15-Meydad tahriibeyaal laga helay xeebaha Libya
Wararka naga soo gaaraya dalka Libya ayaa sheegaya in ay dhinteen ugu yaraan 15 ruux oo Soomaali a...
Dab ka kacay Suuqa Xamarweyne
Dab ayaa xalay ka kacay Suuqa Xamar Weyne oo ka mid ah kuwa ugu caansan xiligaan magaalada caasima...
Dokumenti: Raysulwasaare Gaas wuxuu bililiqeysanayaa Dekada Muqdishu
Iyadoo maalmihii ugu dambeeyey ay soo ifbaxayeen khilaaf ba’an oo u dhaxeeya Maareeyaha guud...
Dhibanayaasha degan guryaha dowlada oo waqti loo qabtay
Gudoomiyaha degmada Xamar-jajab ee dowladda KMG Soomaaliya Max’ed Cali Axmed oo warbaahinta ...
Qaraxa ka dhacvay magaalada Beledweyn
Qof naftii hure ah ayaa gaari caasi ah saaka ku qarxiyay albaabka hore ee xarun ay ciidamada Itoob...
Xafiiska Siyaasadda Q.M si rasmi ah ayaa Muqdisho looga furay
Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah loogaga furay xafiiski siyaasada Qaramada Midoobay u q...
Ciidamada Itobiya dhoolatus Militeri ayay ka sameeyeen Gedo
Kumanaan ka tirsan Ciidamada Itoobiya oo ku soo wajahan Gobolada Koofureed ayaa maanta dhoolatus m...
-
Magacyada Tahriibeyaashii la la'aa iyo kuwa geeriyooday.
Friday, 27 January 2012 19:56 -
15-Meydad tahriibeyaal laga helay xeebaha Libya
Thursday, 26 January 2012 15:16 -
Dab ka kacay Suuqa Xamarweyne
Thursday, 26 January 2012 15:06 -
Dokumenti: Raysulwasaare Gaas wuxuu bililiqeysanayaa Dekada Muqdishu
Wednesday, 25 January 2012 12:08 -
Dhibanayaasha degan guryaha dowlada oo waqti loo qabtay
Wednesday, 25 January 2012 12:03 -
Qaraxa ka dhacvay magaalada Beledweyn
Tuesday, 24 January 2012 13:51 -
Xafiiska Siyaasadda Q.M si rasmi ah ayaa Muqdisho looga furay
Tuesday, 24 January 2012 13:42 -
Ciidamada Itobiya dhoolatus Militeri ayay ka sameeyeen Gedo
Monday, 23 January 2012 19:42
Magacyada Tahriibeyaashii la la'aa iyo kuwa geeriyooday.

Safaarada Soomaaliya ee wadanka Liibya ayaa maanta shaacisay magacyada 3o ruux oo ka mid ahaa tahriibayaal Soomaali ah kuwaasi oo ku geeriyoodeen biyaha u dhexeeya Liibya iyo...
Comments(0) 27 Jan 2012%
15-Meydad tahriibeyaal laga helay xeebaha Libya
Wararka naga soo gaaraya dalka Libya ayaa sheegaya in ay dhinteen ugu yaraan 15 ruux oo Soomaali ah kadib marki dooni ay la socdeen 55 ruux ay...
Comments(0) 26 Jan 2012%
Dab ka kacay Suuqa Xamarweyne

Dab ayaa xalay ka kacay Suuqa Xamar Weyne oo ka mid ah kuwa ugu caansan xiligaan magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Dabkaan oo bilowday maqirbki ayaa xoogiisa ka...
Comments(0) 26 Jan 2012%
Dokumenti: Raysulwasaare Gaas wuxuu bililiqeysanayaa Dekada Muqdishu
Iyadoo maalmihii ugu dambeeyey ay soo ifbaxayeen khilaaf ba’an oo u dhaxeeya Maareeyaha guud ee Dekedda Muqdisho Sayid Cali Macalin Cabdulle iyo Wasiirka Dekeddaha…
Dhibanayaasha degan guryaha dowlada oo waqti loo qabtay
Gudoomiyaha degmada Xamar-jajab ee dowladda KMG Soomaaliya Max’ed Cali Axmed oo warbaahinta ku qaabilay gudaha degmadaasi ayaa waxa uu sheegay in Maamulkoodu ay…
Qaraxa ka dhacvay magaalada Beledweyn
Qof naftii hure ah ayaa gaari caasi ah saaka ku qarxiyay albaabka hore ee xarun ay ciidamada Itoobiyaanka ku leeyihiin magaalada Baladweyne ee…
Xafiiska Siyaasadda Q.M si rasmi ah ayaa Muqdisho looga furay
Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah loogaga furay xafiiski siyaasada Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaaliya UNPOS. Munaasabad balaaran oo ka dhacday xarunta madaxtooyada…
Ciidamada Itobiya dhoolatus Militeri ayay ka sameeyeen Gedo
Kumanaan ka tirsan Ciidamada Itoobiya oo ku soo wajahan Gobolada Koofureed ayaa maanta dhoolatus milateri ku sameeyay duleedka degmada Beledxaawo, kadib markii labadii maalmood…
la heystayaal Viitnaam dalbaday in la xoreeyo
Labo kamid ah kalluumeysato u dhalatay dalka Vietnam ayaa ka dalbaday qoysaskooda in lagu dadaalo sidii loo sii deyn lahaa iyagoo loo…
Madaxweyne Shariif wuxuu ku amray Masaakiinta degan xarumaha dowlada in banaanka la dhigo
Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay dhismayaasha dowladda oo mudadii 20-ka sano aheyd ee ugu dambeysay…
Shirqoolka iyo dabinka cadawgu u dhigay Soomaaliya
Sida qaalibka ah hagardaamooyinka aadanuhu isu dhigo waa noocyo badan yihiin waxayna ka dhacaan inta u dhaxaysa min dadka caadiga ah ilaa nidaamyada…
Xadgudubka Kenya iyo xasuuqa umadda!
Kob walba kaliila ayaa dhacaysa, kaar iyo aadaar ayaa dhan walba is haysta, kur go’an, kalxan jaban, kab shiilan, kor dubmay, kub kala…
Q.M: "iskuma haleynkarno amaanka Muqdisho"
Sida ay qortay VOA-da, War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in ammaanka Hay’adaha gar-gaarka iyo shaqaalaha ay sugi doonaan Saraakiil sar…
Faahfaahinta dagaalkii ka dhacay maanta Muqdishu
Inta la ogyahay shan ruux ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 15 kalana dhaawacyo dagaalada ka socda magaalada Muqdisho kuwaasi oo u dhaxeeya ciidamada…
Qarax lala eegtay ciidamada Etobiyanka ee ku sugan Baladweyn
Qaraxa lala eegtay Ciidamadan ayaana waxaa kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aadan waxa uu qaraxaasi ahaa wararka qaar ayaa sheegaya in…
La heystayaal lasoo bandhigay
Al-Shabaab ayaa soo bandhigay labo sarkaal Kenyan ah oo todobaadkii la soo dhaafay ka soo qafaasheen Gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya, kadib…
Dhalinyaro Dibadbax nabadeed dhigay
Banaanbax lagu taageerayey nabad ka dhalato Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay xarunta tiyaatarka qaranka iyo hareerihiisa. Boqolaal dadweyna ah oo u badnaa dhalinyaro…
Culimada wey cambaareeyeen Duqeyntii Jilib
Hey’adda Culimada Soomaaliyed ayaa ku tilmaamtay arrin murug iyo naxdin ah duqeyntii diyaaradaha dagaalka kenya maalin ka hor ka geysteen degmada Jilib ee…
Ciidan xabsiga dhigay Madaxweynahoodi iyo Mas'uuliyiin kale
Kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah ayaa xaruntiisa ugu dhacay saakay Madaxweynaha Dooxada Shabelle iyo saraakiil ka tirsan maamulkaasi, iyadoona loo dhaadhiciyay xabsiga magaalada B/Weyne,wax…
Duqeyn loo geystay Jilib
Sida wararku sheegayaan duqeynta diyaaradeed ayaa dhacday abaarihii 2-dii duhurnimo, waxaana diyaaradaha oo ahaa nooca Miiga ay ka hor inta aysan duqeynta geysan…
Dil ka dhacay suuqa Bakaaraha
Ciidamada nabad sugida dowlada FKMG Soomaaliya ayaa toogasho ku dilay nin ay ku sheegeen inuu ka tirsanaa Al Shabaab wax yar kadib marki…
Qoysas ka cabanaya Maamulka gobolka Banaadir
Qoysas ku nool guryihii hore ee Minashiibiyada ayaa waxa ay cabasho ka muujiyeen awaamiir uu kusoo rogay Maamulka gobolka Banaadir oo ku aadan…
kenya Amisom ayay ka mid noqanayaan
Wasiirka arimaha dibadda ee dowladda Kenya Moses Wetang’ula ayaa waxa uu sheegay in cod buuxa uu ku ansixiyay Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay in…
Dhalinyaro la gubay
Ciidamada dowladda Kenya ayaa in inta u dhaxaysa Xerooinka Xagar-dheer iyo IFO waxay ku gubeen dhalinyaro Soomaali ah. Ciidamo ka tirsan dowladda Kenya ayaa…
Kormeer ayuu ku tegay madaxweynaha xeryaha Barakacayaasha
Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta booqday xerada barakacayaasha ee Badbaado oo ku taalla degmada Dharkeenley halkaasoo maalintii labaad uu ka…
Madoobe Nuunow wuxuu shir gudoominayaa Kulankiisii ugu horeyay
Madoobe Nuunow Maxamed oo ay todobaadki hore xildhibaanada baarlamaanka qaarkood u doorteen gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka ayaa saakay kulan deg deg ah isugu…
Ganacsato la jirdilay
Ganacsato ayaa maanta lagu jirdilay Ceelasha biyaha kadib markii Isku dhac u dhaxeeyay Ciidamada Xarakada Al Shabaab iyo ganacsato uu ka dhacay deegaanka…
Dagaal caawa ka dhacay magaalada Muqdishu
Dagaalka oo qarxay casar liiqii ayaa intiisa badan ka dhacaya degmooyinka Huriwaa iyo Kaaraan ka dib markii fariisimo halkaasi ay ciidamada DKMG iyo…
Muran ka dhashay shirkia IGAD oo ah Cida ku Fariisaneysa kursiga Somaliya
Shirkii baarlamaanada IGAD ayaa galabta ka furmay magaalada Jabuuti ka dib markii uu madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu si rasmi ah u…
Dagaalka ciidamada DFKG ku dhexmaray Dharkenleey
Iska horimaadkaani oo u dhaxeeyay ciidamada ka wada tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay Xaafadda Dabakaayo Madoow ee degmada Dharkeenlay. Dagaalka ayaa…
R/wasaare Gaas: Ma aqoon sani Madoobe Nuunoow
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya C/wali Max’ed Cali Gaas oo waraysi siiyay Idaacadda VOA-da ayaa waxa uu sharci daro ku tilmaamay islamarkaana uu…
Kenya oo soo dhawaysay xil ka qaadistii Shariif Xasan
Barlamanka dowladda Kenya ayaa soo dhaweeyay xilka qaadistii Xildhibaanada barlamaanka KMG Soomaaliya ay ku sameeyeen Shariif Xasan Sheekh Aadan islamarkaana ay ku doorteen…
Haween dibadbax dhigay kuna taageeray Shirkii Garoowe
Kumanaan ka mid ah haweenka Soomaaliyeed ee gobolka Banaadir ayaa shalay isugu soo baxay socod dheerna ku maray wadada u dhaxeysa Taaladii SYL…
Diyaarado duqeeyay J.hoose iyo Gedo
Inta la’ogyahay duqeynta ayaa waxaa ku geeriyooday 1-ruux halka tiro kalena ay ku dhawacmeen, kadib markii diyaarado ay ilaa dhowr gantaal ku garaaceen…
Wafdi uu hogaaminaayo Raysulwasaaraha ayaa ka degay Baledweyn
Wafdiga ayaa waxaa hogaaminayay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya C/wali Max’ed Cali (Gaas), waxaana u jeedka safarkaani uu ahaa sida la sheegay sidii…
Muxuu salka ku hayaa khilaafaadka ka dhexjira Barlamaanka Soomaaliya
Aqristoow waxaa su,aal mudan in leysweydiiyo waxa keena qilaafka markasta oo lagu hamiyo in horay Dowladu u socoto ama lasoo afjaro Dhibaatada daba…
Sheikh Al-azhar: Shir yaan u qabanayaa Siyaasiyiinta Somaliya
Sheekha Azhar oo warkan ka sheegay shir Jaraa’id oo uu shalay ku qabtay xarunta golaha culimada ee Al-azhar ayaa sidoo kale sheegay in…
Tahriibeyaal ku geeriyooday Tanzania
Sida uu sheegay Madaxa booliska Tanzania Adolphina Chialo, 20 ruux oo Tahriibayaal Soomaali ah ayaa ku geeriyootay dalkaaasi xilli ay ku safrayeen gudaha…
Barlamaanka oo doortay Madoobe Nuunoow iyo Gudiga Amniga oo diiday Doorashadaasi
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa galabta u doortay gudoomiyaha cusub xildhibaan Madoobe Nuunoow Maxamed kadib doorasho ka dhacday xarunta Golaha Shacbiga ee magaalada Muqdisho. Xilka gudoomiyenimo…
Barakacayaal ka cabanaya musuq maasuq
Dadkaani barakacayaasha oo ku nool kaamam ku yaalla degamada Waabari oo la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in maalmihii lasoo dhaafay musuq maasuq…
Cadeymo ah lacago uu lunsaday Gudoomiyhii hore ee Barlamaanka ayaa laso bandhigayaa
Cusmaan Xaaji Cali oo ka mid ah Guddiga Maaliyada Golaha Barlamanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu baaris ku hayo lacago uu…
Alshabaab Buula burde wey ka baxeen
Wararka ka imaanaya degmada Buulaburde ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in degmadaasi ay barqanimadii maanta baneeyeen ciidamada Xarakada Al Shabaab kuwaasi…
Dad siyaabo kala duwan loogu dilay Baladweyne
Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in 5 ruux oo la sheegay inay ahayeen dad lagu tuhusanyahay inay xiriir la lahaayeen Al…
Kulanka xildhibaanada baarlamaanka oo kusoo dhamaaday dagaal iyo fowdo
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta mar kale gacmaha isula tagay kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdishi. Kulanka oo ay soo qaban qaabiyeen mudanayaashi…
Mas'uuliyiin saxiixay warqad furan oo ku saabsan Shirkii Garoowe
To: Ban ki-Moon, UN Secretary General CC: UN Security Council CC: The African Union CC: The Arab League Warqad furan oo ku saabsan “Mabaadii’da Garowe” Anagoo ah muwaadiniin…
Dowlada Eithopia: magaalada Beledweyn gacanta ayaan ku dhignay
Afhayeenka dowladda Ethiopia Bereket Simon ayaa waxa uu sheegay inay gacanta ku dhigeen Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan halkasi oo uu sheegey…
Ciidamada Sacuudiga ayaa laayay in ka badan 20 Tabriibeyaal Somali ah
In ka badan 20 Ruux oo tahriibayaal Soomaaliyeed ah ayey Ciidamadda xuduudaha ee dalka sacuudiga toogasho aanan loo meel dayin ku laayeen dhalinyaradaasi…
Xarakada Alshabab iyo ciidamada huwanta ayaa ku dagaalamay degmada Huriwaa
Ugu yaraan seddax ruux oo rayid ah ayaa ku dhimatay dagaal xalay Xarakada Alshabab iyo ciidamada dowladda KMG ah oo kaashanaya kuwa AMISOM…
Odiyaal iyo Dhalinyaro Jaylka la dhigay
Sida ilo lagu kalsoon yahay ay sheegayaan ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa dad u badan Odayaal ku xiray saacadii lasoo dhaafay…
Dowlada Kenya: Somali Shabaab ayaa ku dilnay Kudhaa
Afhayeenka ciidamada militariga ee dowlafda Kenya Major Emmanuel Chir chir ayaa waxa uu sheegey in duqeymo ay ka fuliyeen Xerooyin tababar oo ay…
Shiinaha Hub ayuu siiyay AMISOM
Wakiilka Joogtada ah ee dowladda Shinaha u fadhiyo Midowga Africa Xie Xiaoyan ayaa waxa uu sheegey in Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ay u…
Iran gargaar kale ayay usoo dirtay Somaliya
Sida ay qortay Wakaaladda Wararka ee dalka Iran ee IRNA, dowladda Iran ayaa dalka Soomaaliya usoo dirtay gar-gaarkii bini’aadannimo ee 20-aad oo ay…





























